Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ku soo gabagaboobay magaalada Garowe, iyadoo shirkaasi ay kasoo baxeen qodobo dhowr ah, laguna ansixiyey sharciyo dhowr ah.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadlaya qodobadii kasoo baxay shirkii Golaha Wasiirada ee Garowe.
HOOS KA DAAWO