Sunday, July 27, 2025

TOOS U DAAWO: Furitaanka Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya [Khudbadda Madaxweyne Farmaajo]

Waxaa xarunta Dugsiga sare ee Booliska Muqdisho ka socda munaasabadda furitaanka Kalfadhiga saddexaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku kulansan yihiin labada aqal.

Waxaa khubad u jeedinaya labada Aqal Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu arrimo badan uga hadlo, iyadoo xilligan dowladda Soomaaliya ay wajaheyso xaalado kala duwan oo siyaasadeed iyo amni.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON