Saturday, July 19, 2025

TOOS U DAAWO: Khudbadaha Musharixiinta Madaxweynaha & Madaxweyne ku-xigeenanda Puntland

Waxa magaalada Garowe ka socda khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilalka Madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Berri 8-da Janaayo 2019 ka dhici doonta magaalada Garowe.

21 musharax oo u taagan xilka madaxweynaha iyo 11 musharax oo u loolamaya xilka madaxweyne ku xigeenka ayaa waxqabadkooda ka hor jeedinaya golaha wakiilada Puntalnd, waana tiradii ugu badneyd ee xilalkan isu soo sharaxda intii uu jiray maamulka Puntland.

HOOS KA DAAWO SI TOOS AH

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON