Tuesday, July 1, 2025

TOOS U DAAWO: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Munaasabad ka dhaceysa Muqdisho

Waxaa magaalada Muqdisho ka socota munaasbad loogu dabaaldegayo Sanadguurada 75-aad ee aasaaska Booliiska Soomaaliyeed oo ku beegan 20-ka December oo ka dhaceysa Koonis Stadium Koonis, degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka qeyb galaya madax uu ka mid yahay Madaxweyne Farmaajo, wasiirka Amniga, taliyeyaasha ciidamada iyo madax kale, waxaana halkaasi gaado-ka-cayaar iyo fantasyo ku soo bandhigaya Degmooyinka Gobolka banaadir iyo ciidamada Booliska.

TOOS U DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON