TOOS U DAAWO: Soo-dhoweynta Madaxweyne Farmaajo ee magaalada Garowe

Waxaa magaalada Garowe xilligan ka socda soo dhoweynta Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo diyaaradii uu la socday ay hadda caga dhigatay Garoonka diyaaradaha Garowe.

Soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo waxaa horkacay madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid C/laahi Deni, waxaana Farmaajo ka qeyb galayaa  caleemo saarka madaxweynaha Puntland oo sidoo kale lagu casuumay madaxda Soomaalida iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

120,969FansLike
799FollowersFollow
2,974FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!