Thursday, June 26, 2025

Turkiga oo Dowladda Somaliya ugu deeqay Warshad soo saarta Dharka Ciidamada Qalabka sida.

Dowladda Turkiga ayaa maalgelineysa dhismaha Warshad soo saarta Dharka iyo Agabka ciidamada, iyadoo ku deeqday dhammaan waxyaabaha ay ku shaqaynayso, iyadoo howgeli doonta kadib dhismaha warshadda oo maanta la dhagax dhigay, taasoo rasmi loo furi doono horraanta sannadka 2020.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta warshadaasi oo yeelan doonta tixraac fududey doona in askari kasta ee Soomaaliyeed uu helo lebis u gaar ah

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya ayaa fulinaya dhismaha warshadda oo qorshuhu yahay in lagu dhammeeyo sannadkaan gudihiisa, iyada oo qalabka lagu dhisayo xarunta ay soo saarayso warshad uu leedahay taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo dib loo howl geliyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON