Thursday, April 25, 2024

Turkiga oo sameystay Kaamerooyin-ka haga Gantaalaha Diyaaradaha Drone-ka (Jawaab ku socota Canada)

Turkiga ayaa ku guuleystay tijaabada Kaamerooyinka haga Gantaalaha diyaradaha Dronke-ka, kuwaasoo lagu sameeyay gudaha dalkaasi.

Kaamerkooyinkan oo markii hore uu Turkigi kasoo iibsan jiray dalka Canada ayaa dhowaan dowladda dalkaasi ay xayiraad kusoo rogtay markii ay sheegtay in Drone-da dagaalka ee Turkiga loo oadeegsaday dagaalka Armenia iyo Azerbaijan.

Kaameda loo yaqaan (Common Aperture Targeting System -CATS) ee Turkigu sameystay ayaa tijaabadeeda lagu guuleysay toddobaadkii hore markii lagu xiray Drone-ka TB2, waxaana sameeyay Shikadda Difaaca Turkifaa ee Aselsan.

Ad

Turkiga ayaa hadda soo saara diyaaradha Drone- ee nooca dagaalka oo ku qalabeysan Kaamero dalkaasi uu sameystay, iyo waliba gGantaalah MAM-L ee ay soo saarto shirkadda kale ee Turkiga ah ee Roketsan.

Turkiga ayaa si weyn ugu hormaray sameynta diyaaradaha is-wada ee Drone-ka ee xambaara gantaalaha dagaalka, kuwaasoo wacdarro ka dhigay dallaka Liibiya iyo dagaalkii Azerbaijan iyo Armenia.

الطائرة أصابت الهدف بدقة عالية عبر تحديده بالليزر (الأناضول)
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON