Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Ugaaska waxaa garoonka Muqdisho ku soo dhoweeyay taliye ku xigeanka ciidanka Boolsika General Mukhtaar Xuseen Afrax, iyo mas’uuliyiin kale.
Imaanshaha Mudisho ee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa la sheegay inay la xiriirto la kulanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).
Ad
Ugaaska ayaa lagu xusuustaa sidii uu uga hor yimid dowladii Xasan Sheekh iyo diidmadisii laga tan badiyay ee dhismaha maamulka Hirshabeelle.
SAWIRRO
- Advertisement -
Goobjooge.com
Warar Xul ah