Tuesday, July 15, 2025

Ururkii Afraad ee Ciidamada Gorgor oo tababar Kumaandoosnimo loogu qaaday dalka Turkiga [Sawirro]

Qeybtii afraad ee ciidamada Gorgor ayaa tababar loogu qaaday maanta dalka Turkiga, iyadoo halkaasi kusoo qaadan doona leyli loo carbinayo ciidamada kumaandooska.

Ciidamadan oo ah ururkii afraad ee loo tababarro kumaandoos ayaa waxaa garoonka Muqdisho ku sii sagootiyey Mas’uuliyiin uu horkacayo Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda Somalia Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), waxaana qaaday diyaarad weyn oo nooca milateriga, ayna leedahay dowladda Turkiga.

Ururkii saddexaad ee ciidamada kumaandooska Gorgor ayaa toddobaadkii hore dalka kusoo laabtay magaalada ay tababar adag kusoo qaateen dalka Turkiga, waxaana sii kordhaya ciidamada ay Turkiga u tababarreyso dowladda Somaaliya.

Image may contain: one or more people and people sitting
Image may contain: one or more people and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON