Sunday, June 22, 2025

Waalidiinta Caruurtoodu ku maqan tahay Eritrea oo Dacwad Culus u qortay Xeer ilaaliyaha Guud (Akhriso)

Waalidiinta Caruurta ku maqan dalka Eritrea ayaa qoraal cabasho ah u qortay xeer ilaaliyaah guud ee Qaranka, iyagoo ka codsaday inuu furo baaritaan ku saabsan Caruurtooda sida sharci darrada ah tababarka loogu qaaday dalka Eritrea.

Qoraalka oo ay ku saxiixnaayeen 12 ka mida waalidiinta Askarta ku maqan Eritrea ayaa ku socday xeer ilaaliyaha guud , waxaana la ogeysiiyey Ra’iisal Wasaaraha, Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka, xildhibaannada, Dowlad Goboleedada iyo ururadda Bulshada, waxayna codsadeen baarista kiiskan iyo in sharciga la hor keeno ciddii ku lug yeelata.

Ad

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON