Tuesday, July 8, 2025

Waddo isku xirta Degmooyinka Shangaani & C/casiis ee G/Banaadir oo Xariga laga jaray.. (Sawirro)

Waxaa maanta xariga laga jaray wado isku xirta degmooyinka C/casiis iyo Shangaani oo maamulka Gobolka Banaadir uu hirgeliyey.

Mdaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka xariga ka jaray laba wadooyinka yaryar oo dib u dhis lagu sameeyay, iskuna xira Shangaani iyo C/casiis, iyadoo wadooyinkaas ay ahaayeen kuwo si weyn u burbursanaa, waxayna waddada tagaa Xeebta Liido ee Degmada C/casiis.

Wadadda ayaa lo bixiyey Gabyaagii Soomaaliyeed ee Cabdulaahi Suldaan Tima Cadde, waxaana goobjoog ka ahaa guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON