Sunday, July 6, 2025

Wafdi hordhac ah iyo Ciidamadii ilaalada Ra’iisal Wasaare Kheyre oo ka degay Kismaayo [Sawirro]

Waxaa goor dhoweyd Garoonka magaalada Kismaayo ka degay wafdi hordhac u ah Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo maalinta Berri ah ku wajahan magaaladaasi.

Wafdiga waxaa hoggaaminaya Madaxa xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Axmed Nuur Cabdi, waxaana la socday ciidamada ilaalada Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo Amnigiisa sugi doona inta uu ku sugan yahay Magaalada Kismaayo.

Safarka Kheyre ee magaalada Kismaayo ayaa salka ku haya xalinta khilaafkii mudadda dheer u dhaxeeyay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo madaxda dowladda Fedeeaalka, iyadoo heshiis si hoose looga shaqeeyay ay ku gaareen magaalada Nairobi.

DAAWO SAWIRRADA

Image may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting and beard
Image may contain: 1 person, sitting
Image may contain: one or more people
Image may contain: 5 people, outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling, outdoor
Image may contain: 3 people
Image may contain: 1 person, shoes

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON