Tuesday, June 24, 2025

Wafdi ka socda Q/Midoobay oo Muqdisho kula kulmay Ra’iisal wasaaraha iyo xubno ka mida Wasiiradiisa [Sawirro]

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa qaabilay madaxa Siyaasadda iyo Nabadda Qaramada midoobay Rosemary DiCarlo oo  maanta Muqdisho soo gaartay, iyadoo ka socotay xoghayaha guud ee Q/Midoobay Antonio Gutters.

Kulanka ayey labada dhinac uga hadleen xiriirka Qaramada Midoobay iyo dawladda federaalka Soomaaliya kadib markii dowladda Soomaaliya ay eriday Wakiilkii Q/Midoobay Nicholas Haysom horaantii sanadkan 2019, iyadoo aan weli wakiil cusub loo soo magacaabin Soomaaliya.

Rosemary A. DiCarlo ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres kala talisa arrimaha nabadda iyo amniga caalamka. Xiriirka labada dhinac ee Dowladda Soomaaliya iyo Q/Midoobay ayaa mugdi soo galay kadib tallaabadii lagu ceyriyey wakiilkii Q/Midoobay.

Image may contain: 6 people, people sitting and indoor

Image may contain: 1 person, sittingImage may contain: 1 person, smiling, sitting and indoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON