Tuesday, June 24, 2025

Wafdigii dowladda Qatar ee maalgashiga Dekadaha Somalia oo la kulmay Ra’iisal Wasaare Kheyre

Wafdi ka socday Dowladda Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo garoonka garoonka diyaradaha ay ku soo dhoweeyeen madax ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Wafdiga Qatar ayaa ka socday Wasaaradda Dekadaha dowladda Qatar, waxaana garoonka uga hortegay Wasiirka dekadaha iyo Gadiidka Badda Soomaaliya iyo masuuliyiin ka socota Madaxtooyada Soomaaliya, iyadoo la sheegay in ujeedada wafdigaan ay tahay nay sahmin iyo qiimeyn ku sameeyaan qaar ka mid ah Dekadaha dalka taas oo qayb ka ah heshiisyo dhex maray dowlaha Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya wafdiga dowladda Qatar ku qaabilay maanta xafiiskiisa, waxuuna u  caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay soo dhowaynayso cid kasta oo maalgashi ku samaynaysa dalka.

Qatar ayaa ka mida dowladaha ku loolamaya Soomaaliya, iyadoo ku soo biirtay tartanka loogu jiro dekadaha Soomaaliya oo ah hore ugu jireen dalalka Turkiga, Itoobiya iyo Imaaraadka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON