Wednesday, July 9, 2025

Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo si diiran loogu soo dhoweeyey Magaalada Gaalkacyo [Sawirro]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey oo ka soo duulay magaalada Boosaaso ayaa goor dhowyed gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Wafdiga madaxweynaha Soomaaliya ayaa diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Galkacyo,iyadoo mas’uuliyiin iyo boqolaal kamid ah shacabka magaaladaasi ay soo dhaweeyeen madaxweyne Farmaajo. Ammaanka magaalada Gaalkacyo ayaa siweyn loo adkeeyey,waxaana lafilaya wafdiga madaxweyanaha in uu la kulmo madaxda Galmudug iyo qeybaha kaladuwan ee bulshada.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magaalada Gaalkacyo uga bilaabanaysaa booqasho uu ku marayo deegaano ka tirsan Galmudug,ka sokow Gaalkacy waxaa lafilaya in madaxweynuhu uu tago magaalada Cadaado iyo deegaano kale, isagoo caawa ku sugnaan doona dhinaca Waqooyi ee Gaalkacyo.

Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoor

Image may contain: one or more people, crowd and outdoor

Image may contain: 3 people, people standingImage may contain: 1 person

 

Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 16 people, people smiling, crowd and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON