Monday, July 14, 2025

WAR CUSUB: Golaha Wasiirada oo lagu dhawaaqayo & Diyaargarow ka socda Villa Somalia

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub  ee xukuumadda Soomaaliya.

Liiska Golaha Wasiirada ayaa diyaar ah, iyadoo xogheynta Xafiiska Ra’iisal wasaaraha loo gacan geliyay si ay ugu diyaariso in la shaaciyo waqtiyada soo socda.

Golaha Wasiirada cusub oo ka kooban ku dhowaad 60 ayaa waxaa ku jira 25 wasiir, waxaana la hadal hayaa wejiyo cusub oo ku jiri doona iyo isbedel lagu sameeyay awood qeybsiga wasiirada muhiimka ah.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in xukuumadda cusub  ee Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre la shaaciyo.

LA SOCO…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON