Monday, June 23, 2025

WAR CUSUB: Guddoomiye Jawaari oo dalbaday in isbedel lagu sameeyo xukuumadda [Qoraal loo diray Kheyre]

Wararka laga helayo guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ka dalbaday Ra’iisal wasaaraha inuu isbedel ku sameeyo Golaha Wasiirada ee uu dhowaan soo magacaabay.

Qoraal guddoomiy Jawaari u diray Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayuu ku dalbaday inuu dib ugu laabto Goliha Wasiirada inta aysan ka dhamaan xilliga la hor geynayo Baarlamaanka.

Qoraalkan ayaa waxaa ku lifaaqan 104 xildhibaan oo saxiixay talo soo jeedin ku saabsan in xukuumadda aaan lagu dhisin awood qeybsi sax ah iyadoo aan loo raacin habka awood qeybsiga ee 4.5

Ad

Lama oga waxa uu yeeli doono Ra’iisal wasaare Kheyre, waxayna ku soo beegmeysaa xilli guddoonka lagu eedeeyay inay qeyb ka yihiin ololaha looga horjeedo xukuumadda cusub.

GOOBJOOGE.COM

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON