Monday, July 14, 2025

War cusub oo laga helay ciidamada DANAB ee la geeyay Magaalada Gaalkacyo

Warar hor leh ayaa kasoo baxaya ciidamo ka socda kumaandooska Milateriga Soomaaliya ee DANAB oo dhowaan loo duuliyay garoonka magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Maxamuud Yaasiin Tumay oo ayaa Sheegay in Ciidamada DANAB ay si wadajir ah uga shaqayn doonaan maamulada Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo ayna ka qeyb qaadan doonaan sugidda ammaanka.

Falal isugu jira qaraxyo iyo dilal qorsheysan oo si is daba joog aj uga dhacay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa sabab looga dhigay wada shaqeyn la’aanta maamulada iyo ciidamada Puntland iyo Galmudug.

Danab-Gaalkacyo

Danab-Gaalkacyo1

Danab-Gaalkacyo3

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON