Thursday, July 3, 2025

WAR CUSUB: Qarixii Beledweyne oo noqday Laptop loo maleegay diyaarad rakaab ah

Wararka ugu danbeeye ee laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaraxii ka dhacay saaka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee loola dan lahaa diyaarad kuwa gudaha dalka ka shaqeeya ah ee  shirkadda Tarsom oo  isaga gooshta goboladda Dalka.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ku dhex jiray Boorso uu watay qof ka mida rakaabka diyaaradaha oo doonayay inuu la raaco diyaaradda, balse waqtigii qaraxa loogu talogalay uu ka hormaray, taasoo keentay in qaraxu ka dhaco Baska waday rakaabka iyo xamuulkooda.

Waa isku daygii labaad ee lagu doonayo in lagu qarxiyo diyaarad rakaab, waxaana ciidamada ammaanka garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ay xabsiga dhigeen rakaabkii diyaaradda oo qaarkood garoonka ku jireen iyo shaqaalaha shirkadaha diyaaradaha.

Qaraxa ka dhacay albaabka laga galo garoonka Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne waxaa ku dhaawacymay 5 ruux oo ciidamo Jabuutiyaan ah ka mid yihiin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON