Tuesday, June 24, 2025

WAR CUSUB: Sheekh Max’ed Shaakir oo aqbalay baaqii Madaxweyne Farmaajo [Xaaf oo cidle ku soo dhacay]

madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa shaaciyey inuu aqbalay oo uu soo dhaweynayo gogosha uu mar labaad fidiyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), taasi oo la doonay in lagu dhameeyo khilaafka dowladda dhexe iyo madaxda maamul gobobleedyada.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraal uu soo saaray ugu baaqay in Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada ugu baaqay inay midoobaan, islamarkaana muujiyaan tanaasul, iyada oo la xusuusanayo weerarkii Soomaalida badan ay ku dhimatay ee 14-kii October 2017 ka dhacay isgoyska Zoobe.

Arrintan ayaa si cad u muujineysa in madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu meel cidlo ah ku soo dhacay, iyadoo uu keli ku noqday diidmada dowladda Federaalka.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON