Saturday, July 12, 2025

War fiican oo kusoo kordhay Duufaantii laga cabsi qabay inay ka dhacdo degaano ka tirsan Puntland & Somaliland

Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata inay ku dhuftaan degaano ka tirsan Puntland iyo Somaliland.

Qoraal kasoo baxay Hay’ada Cuntada Adduunka ee FAO iyo hay’adda raacsan ee SWALIM ayaa lagu sheegay in duufaantii KYARR ee ku wajahneyd degaanada Soomaalida inay hoos u dhacday halisteeda, isla markaana aanay hadda jirin cabsidii ahayd inay duufaantaasi dhulka soo gaarto, sida ay muujineyso saadaashii ugu danbeysay.

Ma jirto halis degdeg ah oo duufaanta Kyarr ay ku tahay dhulka Soomaalida, laga bilaabo Jimcaha 1-da Novembar 2019, iyadoo aan lasoo sheegin wax halis ah oo degaanadaasi laga soo sheegay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON