Wednesday, June 25, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Dagaal ciidamada Somaliland & Puntland ku dhex maraya Gobolk Sool

Ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa dagaal ka dhex qaraxay kadib markii ciidamada Somaliland ay weerar saaka ku qaadeen aagga Tukaraq ee labada ciidan isku hor fadhiyeen, Gobolka Sool.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalka oo si kedis ah saaka uga dhacay degaankaasi ay ciidamada Somaliland la wareegeen degaanka degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, waxaana dagaal rogaal celis ah uu ka dhacay halka lagu magacaabo God qaboobe oo u dhow Tukaraq.

Sidda ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaalka ah ayaa ah mid xooggan, waxaana labada dhinac ay isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, waxaana lasoo weriyay qasaare isugu jira d Dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac kala gaaray.

Maamulka Puntland ayaa ciidamo badan oo gurmad ah u dirtay degaankaasi , waxaana  jirta xiisad colaadeed, iyadoo weerarkan ay Somaliland kusoo beegtay xilli uu magaalada Garowe socdaal ku joogo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON