Friday, June 27, 2025

Wararkii ugu danbeeyay ee Weerarka Hotel Dayax & howlgalkii oo hadda la soo afjaray

Saraakiisha ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in la soo afjaray weerarkii Alshabaab ku qaadeen saaka Hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho.

Weerarkan oo ku bilowday qarax is miidaamin ah ayaa waxaa ka danbeeyay dabley gudaha u gashay hotelka oo in muddo ah ka dhex dagaalameysay, waxaana qasaaraha oo sii kordhaya lagu sheegay 5 dhimasho ah iyo in ka badan 35 dhaawac ah.

Saraakiisha ayaa laga soo xigtay in la dilay afar dabley  Alshabaab ay oo galay hotelka, iyadoo dableygii ugu danbeeyay la toogtay daqiiqado ka hor.

Burbur xoog leh ayaa gaaray hotelka oo ay deganaayeen odayaal dhaqameed ka soo jeeda Koonfur Galbeed ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin.

DAAWO SAWIRRADA QARAXA

AKHRISO MAGACAYADA WERIYEYAAL LAGU DHAAWACAY

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON