Thursday, July 17, 2025

Wararkii ugu danbeeyay Qarax ka dhacay Bar laga ilaaliyo magaalada Muqdisho & Qasaare uu dhaliyay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay duleedka Muqdisho oo lala beegsaday bar ciidamo ay ku sugnaayeen.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday qarax gaari, waxaana lagu qaaday weerarkan  lagu qaaday koontaroolka Siinka Dheer ee duleedka magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya saddex qof oo shacab ah ay ku dhinteen qaraxa, halka 8 kale ay ku dhaawacmeen oo u badan ciidamo.

Dadka ku dhintay qaraxa ayaa ahaa dad uu qabsaday oo wadadda marayay, waxaana goobta gaaray ciidamada ammaanka oo xiray wadadda.

DEGDEG: Qarax weyn oo lala beegsaday Bar Koontarool oo ciidamada dowladda ku sugnaayeen

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON