WARBIXIN SAWIRRAN: Socdaalkii shaqo ee Wasiirka Caafimaadka Turkiga ku yimid Muqdisho

Wasiirka caafimaadka Turkiga Ahmet Demircan oo saaka booqasho ku yimid Muqdisho ayaa keenay dhaqaatiir iyo daawo,isagoo hore u sii raacay 35 dhaawac ah oo loo qaaday Turkiga.

Wasiirka ayaa intii uu ku sugnaa Muqdisho la kulmay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, wuxuuna tegay Isbitaalka Ordogan ee Muqdisho, wuxuu qeyb ka ahaa wafdi sare ee madaxweynaha Turkiga u soo diray Soomaaliya.

Turkish Health Minister Ahmet Demircan visits Somalia

Turkish Health Minister Ahmet Demircan visits Somalia

 

Turkish Health Minister Ahmet Demircan visits Somalia

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON