Tuesday, June 24, 2025

Wasaaradda Amniga oo shaacisay Qorshaha Amaanka Somalia ee muddo 5 Sano ah [Dhageyso]

Wasaaradda Soomaaliya Amniga xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay Qorshe lagu sugaayo amniga dalka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga dowladda Soomaaliya Cabdinaasir Saciid Muuse ayaa warbaahinta u sheegay in Wasaaradiisu ay diyaarisay qorshe lagu sugaayo Amniga Muqdisho iyo goboladda Soomaaliya 5-ta sano ee socota.

Wuxuu intaas ku daray in qorshaha uu ka mid yahay nidaam amni oo lala wadaagay maamul goboleedyada shirkii dhowaan ku dhammaaday magaalada Kismaayo, iyadoo la fulin doono qorsheyaal ciidamada lagu casriyeynayo.

DHAGEYSO WASIIR KU XIGEENKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON