Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo shaacisay inay Gacanta ku dhigtay xubno ka tirsan Alshabaab

Wasaaradda Aamniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay iney ciidamada amniga caasi,adda acanta ku dhigeen rag amni darro ka waday magaalada Muqdisho.

Sida uu sheegay afhayeenka Wasaaradda Amniga C/casiis Xildhibaan ciidamada amniga ayaa qabtay nin ka tirsan Al-shabaab oo Jid ka mida waddooyinka Muqdisoh ku aasayey Miino iyo waxyaabaha qarxa; sidoo kalena ay hayaan dad loo soo qabtay inay maleegayeen falal amni darro oo baariaan ku socdo.

Wasaaradda amniga ayaa sheegtay inay xoojisay howlgallada sugidda amniga ee looga hortagayo falalka Al-shabaab ka wado caasimadda, waxaana shacabka magaalada Muqdisho laga codsaday iney la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON