Friday, June 27, 2025

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya oo ku sigatay inay Aqoonsato Somaliland [Akhriso Qoraal]

Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ku sigatay inay aqoonsato maamulka la baxay Somaliland, kadib markii uu Adis booqasho ku tegay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Bogga Wasaarada Arrimaha dibadda Itoobiya ayaa lagu qoray in Wasiirka Arrimaha dibada dalkaasi Workeh Gebeyahu uu soo dhoweeyay madaxweyaha Jamhuuriyadda Somaliland..! qoraalkan oo muddo kooban kadib laga saaray bogga Wasaaradda ayaa lagu bedelay: Workeh Gebeyahu oo soo dhoweeyay madaxweynaha Somaliland.

QORAALKII HORE EE KHALADKA AHAA

QORAALKA DIB LOO SAXAY

Waxaa muuqata in si khalad ah qoraalku uga baxay bogga wasaaradda Arrimaha dibadda Itoobiya, basle ay dib u saxday, waxayna ku soo beegantay iyadoo Muuse Biixi uu booqashadiisii ugu horeysay ku tegay dalka Itoobiya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON