Monday, July 7, 2025

Wasiir Goodax oo ka badbaaday Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday Gobolka Gedo (Sawirro)

Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/laahi Goodax Barre eoo booqasho ku maraya Gobolka Gedo.

Alshabaab ayaa sheegatay weerarka Qaraxa ah ee lagu qaaday Kolonyada Wasiir Goodax oo ku sugneyd xilli ay mareysay inta u dhaxeyso magaalooyinka Doolow iyo Beled-Xaawo, gaar ahaan degaanka Uunsi. Wasiirka ayaa ka badbaaday.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa hadda kasoo baxeysa weerarka lagu qaaday kolonyada Wasiir Goodax ee ka dhacay Gobolka Gedo, waxayna wararku sheegayaan laba xildhibaan ay dhaawacyo kasoo gaareen qaraxa.

Wasiirka iyo xubnihii la socday ayaa la sheegay inay diyaarad degdeg ah u qaaday magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON