Sunday, July 13, 2025

Wasiir ka tirsan Maamulka K/Galbeed oo Xildhibaan loogu doortay magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka socda doorashada kuraas ka mida Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.

Kursiga HOP126 ayaa waxaa kusoo baxay Xasan Xuseen Maxamed oo ka mida wasiirada Maamulka K/Galbeed, waxaana kursigan hore ugu fadhiyey Maxamed Xasan Idiris.

Wasiir XasanEelay waxaa kula tartamay kursiga musharax Cabdiraxman Macalin Xuseen, waxaana kusoo baxay wasirka Gaadiidka K/Galbeed Xasan Xuseen Maxamed Eelaay uu helay  codad gaaraya 74 cod halka  Cabdiraxman Macalin Xuseen uu isna helay 21 cod. waxaana xumaaday 5 cod.

Shalay ayaa magaalada Baydhaba Kursigan bedelkiisa, waxaana labad kursi is weydaarsaday madaxweynayaasha Jubbaland iyo K/Galbeed oo laba nin oo ay kala wataan ku heshiiyey inay kusoo kala saaraan kuraasta kala taalla magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON