Thursday, April 25, 2024

Wasiir Yuusuf Garaad oo miiska u saaran Xildhibaanada Baarlamaanka [Maxaa lagu heystaa.?]

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garad Cumar ayaa maanta hortegaya Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka.

Wasiirka ayaa dhowaan laga gudbiyay Mooshin ka dhan oo ku saabsan habka Shaqaaleysiinta shaqaalaha cusub ee ka mid noqonaya Wasaaradaasi oo aan lagu soo xulin 4.5.

12 xildhibaan oo ka tirsan Golaha shacabka Baarlamanka Soomaliya  ayaa mooshin ka gudbiyay wasiirka Yusuf Garaad inuusan ku dhaqmin sharciga Lr. 112 sharciga shaqaalaha arrimaha dibadda ee dalka oo dhaqangalay 05/09/2013, gaar ahaan qodobkiisa 1aad(b) iyo qodobka 4aad ee quseeya shuruudda diblomaasiga dibadda loo dirayo.

Ad

Waxaa la filayaa in su’aalo adag lagu weydiin doono Wasiirka Arrimaha Dibadda ee xukuumada federaalka soomaaliya Yuusuf Garaad tan iyo markii Xilkaasi loo magacaabay.

 

- Advertisement -

Waa markii ugu horeysay ee Wasiirkani uu hortago Xildhibaanada intii uu wasiirka noqday, iyadoo xildhibaanada ay kordhiyeen u yeeritaanka wasiirada xukuumadda Ra’iisal wasaare Kheyre.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON