Sunday, July 6, 2025

Wasiir Yuusuf Garaad oo War kasoo saaray Weerarkii Bariire [Kadib Maxaa dhacay?-AKHRISO]

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa ka hadlay weerarka ka dhacay degaanka Bariire ee dadka shacaba ah lagu laayay.

Wasiirka oo socdaal ku maraya dalka Mozambique ayaa sheegay in laba weerar ay ka dhaceen Bariire, isagoo soo xigtay war danbe oo ay wasaaradda Warfaafinta soo saartay, wuxuuna codsaday in baaritaanka socda laga warsugo.

KADIB MAXAA DHACAY?
Qoraalka uu wasiirka soo dhigay bartiisa FB ayuu dib uga saaray daqiiqado kadib, taasoo la mid noqotay qoraallo ay soo saareen Wasiirka Warfaafinta iyo Madaxweynaha oo haddana dib loola noqday.

Baraha bulshada ayaa waxaa qabsaday dood ku saabsan qaabka dowladda Soomaaliya ugu jaha wareertay waxa ka dhacay Bariire iyo sida aanay isaga war qabin madaxda sare ee dowladda Farmaajo.

AKHRISO FARRIINTA YUUSUF GARAAD

AKHRISO QORAALKA DANBE EE WASIIR YARIISOW

Caddeyn: Dowladda Somaliya oo saddex War kasoo saartay Weerarkii Bariire [Farmaajo oo la noqday tacsi]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON