Wednesday, June 25, 2025

Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga & Taliyeyaasha Ciidamada oo hortegay Guddiga Difaaca ee Baarlamaanka [Sawirro]

Guddiyadda Difaaca iyo Arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirada Gaashandhiga iyo Amniga oo ay wehliyaan Saraakiisha Hay’adaha Amaanka ee hoos taga.

Markii kulanku furmay ayaa la sheegay inay ka cudurdaarteen mas’uuliyiintii Wasaaradda Amniga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda oo sheegay inaysan diyaar u ahayn warbixin ay siiyaan Guddiga Baarlamaanka, waxaana dib loogu dhigay kulan kale.

Guddoomiyaha Guddiga Xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay inay warbixin ka dhageysteen Wasiirka Gaashaadhigga iyo Taliyaha ciidamada xoogga, iyadoo arrimaha laga wareystay ay ka mid tahay tirada ciidamada, qaabka howlgallada, mushaarka iyo saadka, isla markaana ay Baarlamaanka u gudbin doonaan marka ay soo dhameystirmaan warbixinta laga sugayo Wasaaradda Amniga.

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 3 people, people sitting and indoor

 

Image may contain: 1 person, eyeglasses and closeup

Image may contain: 2 people, people sitting

Image may contain: 1 person, sitting and eyeglasses

Image may contain: 1 person, selfie and closeup

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON