Thursday, June 26, 2025

Wasiirada cusub oo lagu dhaariyay Xarunta Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka [Sawirro]

Wasiirada cusub ee dhowaan uu magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa.

Wasiirada cusub ee arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad, Arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye iyo Ganacsiga Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) aya lagu hor dhaariyey Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka, waxayna markaas kadib kulan la yeesheen Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Saddexda wasiir ayaa lagu wadaa inay xilalka la wareegaan oo wasiiradii hore ay ka bedelaan jagooyinkooda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON