Monday, June 23, 2025

Wasiirada kasoo jeeda Digil & Mirifle oo bilaabay inay iska casilaan xukuumadda [Wasiir ku dhawaaqay]

Wasiirkii Howlaha Guud iyo Guryeynta ee xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibrahim Geesey ayaa ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay.

Wasiirka ayaa is-casilaadiisa lagu sababeeyay kadib markii uu sheegay inuu u dulqaadan waaysey Faragelinta iyo dhibaatada ay xukuumadda ku heyso  Doorashada Koonfur Galbeed iyo dhibaatooyinka ka dhacay magaalada Baydhaba oo ay ka mid tahay xariga Sheekh Mukhtaar Roobow Cali.

Wararka ayaa sheegay in wasiiro kale ay xilka iska casili doonaan, taasoo qeyb ka ah gadood ay beesha Digil iyo Mirifle ka qabto qaabka ay madaxda dowladda Soomaaliya ula dhaqmeen maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON