Friday, June 27, 2025

Wasiirada Qorsheynta ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa [Sawirro]

Wasiirka Qorheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa ku sugan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya.

Wasiirka ayaa kulan la yeeshay dhiggiisa wasiirka Qorsheynta iyo horumarinta Itoobiya Dr. Fitsum Assefa Adela, oo ay ka wadahadleen xiriirka labada dal, arrimaha iskaashiga, qorsheynta, horumurinta koritaanka dhaqaalaha maalgashiga iyo arrimo kale.

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ka mida heshiiska saddex geesoodka ah ee ay ku wehliso Eritrea oo ah mid iskaashi dhaqaale looga abuurayo Geeska Afrika.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON