Friday, July 11, 2025

Wasiiradii Dowladda uga qeyb galay Shirkii Wadatashiga Puntland oo Qaadacay Qodobo kasoo baxay. (Akhriso)

Wasiiradii dowladda Soomaaliya ee ka qeyb galay shirkii shirkii Wada-tashiga Puntland ee ka dhacay magaalada Garowe ayaa ka hor yimid qodobo ka mida Wararka ayaa sheegaya-murtiyeedkii ka soo baxay Shirka.

Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Garowe ayuu ka akhriyey Wasiirka Arrimaha Dibadda dowladda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad Qoraal ka kooban shan qodob oo ay soo saareen, iyagoo ku caddeeyay inay diiddan yihiin qoddobada looga horjeeday Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada dalka.

Laba Qodob ee ay sida weyn u diideen waxaa ka mida ‘Qodobka Saamileyda siyaasadda’ iyo faragelin maamul goboleedyada kale ee dalka oo hadallo qadaf ku ah uu ku soo baxay War-Murtiyeedka.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON