Thursday, July 17, 2025

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo difaacay Go’aanka Dowladda Somalia ku taageertay Sacuudiga [Dhageyso]

Xukuumadda Soomaaliya ayaa taageero u muujisay dowladda Sacuudiga, iyadoo sheegtay inay ku garab istaageyso ilaalinta danaheeda dhaqaale iyo ka hortagga handadaad lagu hayo.

Wasiirka Arrimaha dibada  Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa difaacay go’aanka ay qaadatay dowladda Soomaaliya isagoo sheegay inuu yahay go’aan dalalka Carabta ay wada qaateen, laguna garab istaagayo Sacuudiga oo dareemay in handadaad ay ku socoto.

Wasiir Cawad ayaa ka gaabsaday inuu ka hadlo in dowladda Sacuudiga ay codsatay soo saarista go’aanada, isagoo sheegay Sacuudiga uu weligiis garab taagnaa Soomaaliya, isla markaana go’aankaasi u qaateen

DHAGEYSO WAREYSI KULUL 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON