Monday, July 14, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha & Cabdi Qeybdiid oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Gaalkacyo [Sawirro]

Waxa galabta gaaray Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug  wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo xubno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirka arrimaha gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo uu wehliyo Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ujeedka socdaalkoodu yahay inay magaalada Gaalkacyo-Galmudug ku soo dhoweeyaan wafdiga madaxweynaha Soomaliya oo la filayo inuu soo gaaro Sabtida magaalada Gaalkacyo. 

Magaalada Gaalkacyo waxaa sidoo kale maanta tegay madaxweynaah Galmudug, waxaana ka socda diyaargarowg weyn oo ku saabsan soo dhoweynta madaxweynaah Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

SAWIRRO

Image may contain: one or more people, crowd and outdoorImage may contain: 6 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing and suit

Image may contain: 3 people, people standing, wedding, suit and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling

Image may contain: one or more people, people standing and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON