Monday, July 14, 2025

Wasiirka Caafimaadka Turkiga iyo Dhaqaatiir ku dhow 20 oo maanta imaanaya Magaalada Muqdisho

Wasiirka Caafimaadka Turkiga Dr Ahmet Demircan wafdi u badan dhaqaatiir ayaa maanta imaanaya magaalada Muqdisho.

Sida uu sheegay wasiirka wuxuu socdaalkooda la xiriiraa amar ay bixiyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha Turkiga in loo gargaaro dadka ku dhaawacmay qaraxii argagixiso ee magaalada Muqdisho, waxayna la sodaan diyaarad milateri oo sida gargaar caafimaad, isla markaana qaadi doonta dhaawacyada xaaladooda daran tahay.

Wafdiga caafimaad ee uu hoggaminayo wasiirka ayaa ka kooban 3 ilaa 17 qof sida uu Wasiirka Caafimaadka Turkiga ku sheegay bartiisa twitter-ka.

Wasiir Dr Ahmet Demircan ayaa cambaareeyay weerarkii argagixiso ee magaalada Muqdisho, isagoo tacsi u diray dadka Soomaaliyeed, isla markaana u rajeeyay dadka dhaawacmay caafimaad.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON