Tuesday, July 8, 2025

Wasiirka Gaadiidka oo isku-shaandheyn ku sameeyay 5 Agaasime oo ka tirsan Wasaaradiisa (Akhriso)

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Oomaar ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey Agaasime Waaxeedyada wasaaradaasi.

Wareegto kasoo baxday Wasiirka ayaa saameyn 5 agaasime waaxeed oo ugu muhiimsan wasaaradda, waxaana la isku bedelay shan agaasime, taasoo wasiirku sabab uga dhigay dardargelinta howlaha Wasaaradda.

AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON