Wednesday, June 25, 2025

Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Cadaado & Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug.

Socdaalka wasiirka ayaa salka ku haya baaritaanka duqeyntii ka dhacday degaanka Jeexdin ee bariga Mudug oo diyaarad Mareykanku leeyihiin ay ku dishay askar ka tirsan Galmudug.

DiiniWasiirka ayaa kulamo caawa la leh madaxda Galmudug iyagoo ka wadahadlaya sidii xaqiiqada weerarkaasi looga sal gaari lahaa loogu qancin lahaa Mareykanka.

Dhinaca kale madaxweynaha Galmudug ayaa magacaabay Guddi baaritaan oo maamulka Galmudug u xilsaaray dhacdadii Jeexdin.

AKHRI WAREEGTADA

wareetgto-guled

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON