Saturday, January 25, 2020
More

    Wasiirka Waxbarashada oo magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Dalka [Akhriso Magacyada]

    Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa magacaabay Guddiga Tacliinta Sare ee Soomaaliya, kadib wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.

    Wasiir Goodax wuxuu wareegtada ku sheegay in muhiimad weyn ay leedahay dhismaha Guddiga Kumeelgaarka ah ee Tacliinta sare ee dalka, isagoo la tashaday bahda waxbarashada si loo kobciyo tayada waxbarashada dalka uu magacaabay Guddiga oo ka kooban shan xubnood oo kala ah

    Ad

    1- Dr. Maxamed F. Good

    2- Eng. Amina Maxamed Abukakar

    3- Dr. Aweys Cumar Maxamuud

    4- Axmed Maxamuud Axmed

    5- C/xakiin C/llaahu Muxumed

    HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    134,187FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,858FollowersFollow
    134,187FansLike
    1,344FollowersFollow
    3,858FollowersFollow

    WARARKA UGU SHIDAN

    error: Content is protected !!