Wednesday, June 25, 2025

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo maanta Aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho [Sawirro]

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistii wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaalya, Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo aaskiisu ka dahcay Qabuuraha Isbitaal Mediina.

Aaska oo ahaa mid si heer qaran ah loo soo agaasimey ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada Gole ee Wasiirada iyo Baarlamaanka, waxaana horkacayey Ra’iisal wasaaraha iyo ku xigeenkiisa.

Marxuum Xoosh oo dhashay 1956, ayaa waxbarashadiisa heer jaamaadeedna ku qaatay dalka Canada, ayaa xubin kasoo noqday baarlamaankii 9-aad, waxa uuna sidoo kale laba jeer noqday wasiirka Arrimaha Dastuurka, isaga oo hogaaminayay qoristii iyo dhameystirka Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ee la ansixiyay August 2012-kii.

Image may contain: 1 person, crowd, tree and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON