Sunday, June 22, 2025

Weerar ka dhacay Duleedka Magaalada Gaalkacyo oo lagu dilay Aabe iyo caruurtiisa..

Wararka laga helayo Gobolk Mudug aya sheegaya in Duleedka Galbeed ee magaalada Gaalkacyo lagu laayay dad isku qoys ah, kadib weerar lagu qaaday.

Kooxda hubaysan ayaa xalay saqdii dhexe degaankaas weerar ku qaaday, iyagoo ku dilay laba carruur ah iyo aabbahood oo lagu magacaabi jiray Xasan Diiriye Cilmi waalid. Waxaa sidoo kale weerarka ku dhaawacmay wiil yar oo 8 sano jir ah.

Weerarkan oo lala xiriirinayo aanoa-qabiil ayaa lagu beegsaday qoys reer miyi ah oo degganaa baadiyaha degaanka Saax-qurun sida laga soo xigtay dad goob-joogayaal ahaa.

Dagaal
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON