Wednesday, July 16, 2025

Wiil kale oo Soomaali ah oo Toorey lagu dilay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska

Fal kale oo lagu oo Toorey lagu dilay wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka dhacay magaalada London ee dalkl Ingiriiska, iyadoo dilalka noocan ah ay faraha ka baxeen dalkaasi.

Sida warbaahintu kasoo xiagtay Booliska magaalada London waxaa Bariga magaaladaasi lagu dilay wiil Soomaali oo lagu weerarray Toorey, kaasoo lagu magacaabi jiray Nuure Bashiir Salaad, wuxuuna ahaa wiil dhalinyaro ah oo 22 sano jir ah.

Wiilkan ayaa deganaa xaaafadda Stratfod, waxaana lagu weeraray jidka Church ee xarunta Manor Park Isniintii la soo dhafay, wuxuuna ku dhintay isla goobta lagu tooriyeeyay, ma jirto cid loo qabtay dilka wiilka.

Booliska London ayaa sheegay inay kiiskan baaritaan ku hayaan oo dad fara badan ay wareysteen, waxayna ku baaqeen qofkii heli kara macluumaad ku saabsan dilkiisa inuu lasoo xiriiro.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON