Sunday, July 13, 2025

Xaaf oo ka hor yimid Qorshaha Dowlada Somalia ee Galmudug, kana laabtay Wakiilashii uu siiyey [Akhriso Qoraal Culus]

Madaxwweynaha waqtigiisu dhammaaday ee xilka Siihaya maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle (Xaaf) ayaa dib uga laabtay wakiilashadii Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya, isagoo ku eedeeyay inay waxba ka qaban weyday khilaafaadka Galmudug.

Qoraal uu soo saaray Madaxweyne Xaaf ayaa lagu sheegay in wixii ka bilowda 29-ka September 2019 uu Madaxweynaha Galmudug dib uga laabtay wakiilashadii uu siiyey Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya, isla markaana uu magacaabi doono Guddiyo ka shaqeeya arrinaha dib u heshiisiinta, Doorashooyinka iyo Xalinta khilaafaadka.

Wararka ayaa sheegaya in madaxda Dowladda Federaalka ay fulin waayeen balanqaadyo ay u sameeyaan Madaxweyne Xaaf oo muddo 3 bilood ku dhow ku sugan Magaalada Muqdisho. taasoo keentay inuu isbedel ku yimaado.

HOOS KA AKHRISO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON