Monday, July 28, 2025

Xaaf oo shir degdeg ah isugu yeeray Dowlad Goboleeyada, Eedeyn culusna u jeediyay Farmajo & Kheyre

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa isugu yeeray Madaxda dowlad -goboleedyada dalka inay shir degdeg ah isugu yimaadaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug oo beesha caalamka loogu talogalay ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ku fashilantay fulinta dhammaan waxyaabihii loo igmaday, waxaana lagu eedeeyay inay ku mashquulsan tahay burburinta Nidaamka Federaalka ee dalka ka jira, xaaladuna mareyso heerkii ugu hooseeyay, sdiaasina loogu baahan yahay in xaaladda dalka ay go’aan mideysan ka qaataan maamul Goboleedyada.

Madaxweyne Xaaf ayaa soo dhoweeyay wakiilka cusub ee xoghayaha Q/Midooba usoo magacawaday Somalia, wuxuuna soo dhoweeyay qaraarkii golaha amniga ee Q/Midoobay kasoo saaray arrimaha Somalia.

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayuu ku eedeeyay inay dalka ku wadaan msuuq,

QORAALKA JOOS KA AKHRIUSO

Image may contain: text
Image may contain: text

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON