Monday, July 14, 2025

Xaruntii Degmada Howlwadaag oo Qarax Is-miidaamin ah oo weyn lagu burburiyey [DAAWO SAWIRRO]

Weerar Qarax is-miidamin ah ayaa maanta lagu qaaday Xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo burbur xoog leh kasoo gaaray qaraxaasi.

Qaraxa oo la sheegay inuu Gaari laga soo buuxiyey qaraxyo oo uu qof kaxeynayey ayaa gudaha u galay xarunta, waxaana halkaasi ka dhacay burbur xoog leh oo saameeyay xaruntii degmada Howlwadaag iyo guryihii ku dhowaa.

HOOS KA DAAWO MUUQAALADII UGU HOREEYAY

Image may contain: 1 person, outdoor

Image may contain: one or more people, sky and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON