Monday, July 7, 2025

Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiin caan ah oo ka Qalin jebiyay Jaamacadda Nabadda UN-ka

Xaflad qalinjebin ah ayaa ka socota magaalada Muqdisho, iyadoo dadka loo sameeyay xafladda ayaa waxaa ka mida siyaasyiin caan ah oo uu ku jiro madaxweynaha Soomalaiya Xasan Sheekh Maxamuud.

Siyaasiyiinta iyo arday kale ayaa ah dufcaddii labaad ee ka qalin jebineysa Jaamacadda Nabadda ee Qaramada Midoobay, waxayna qaadanayaan shahaadada sare ee PhD ee cilmiga Nabadda, Maamul wanaagga iyo Horumarinta.

Siyaasiyiinta xafladda kasoo muuqatay ee sidoo kale maanta qalin jebineysa waxaa ka mida Wasiirka Batroolka C/risaaq Cumar Maxamed, Wasiirkii hore ee Amniga Maxamed Buukar islow Ducaale, Agaasimaha madaxtooyada Xuseen Sheekh iyo siyaasiyiin kale.

Qaar ka mida wadooyinka caasimadda ayaa loo xiray xafladda qalin jebinta oo ka dhacday Hotelka Decale ee gudaha gudaha Garoonka Diyaaraadaha Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON